26th July 2024  admin  Category :

40 sano ka hor, reer Muqdisho oo nabad ah ayeey qabyaalad ku kiciyeen, sodon sano, dhiiga reer Muqdisho ayeey Icitiraaf ku raadinayeen oo waxay ku heshiiyeen haddii Koonfurtu amni xumada ku sii jirto in ictiraafka soo deg degayo. Ma sugin amni xumada Muqdisho ee waxay u dirsadeen Wiilashoodii Afgaanistaan ku soo tababartay oo Koonfurta ka samaystay urur la yiraahdo Alshabaab oo xasuuqa oo qura beelaha Muqdisho.

Maanta shirkii Jabuuti ka dib si aqoonsigu u soo deg dego sheekadan oo mar kale ay ku doonayaan in beesha Muqdisho ay ku kicinayaan ayeey keeneen

Hoos ka daawo Maxamed Muraad oo ay soo wada shaqayn jireen Ina Godane iyo Afgaani oo ay ka soo wada jeedaan beesha Isaaq

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*