29th March 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta iyo Isimada Warsangeli oo aan weli ka hadlin shirki Jabuuti ee xaaraanta ahaa

Xildhibaan Sharmaarke Garaad Saleebaan oo kamid ah Xubnaha Barlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha Dhulbahante ayaa Dood BBC qabatay Maanta islamarkaana ay isku arken Xubno Isaaq ah ayaa ka hadlay shirkii Jabuuti,

Xildhiban Daauud Bisinle ayaa sidoo kale canbaareeyey shirka Jabuuti, ilaa hadda siyaasiyiinta ka soo jeeda beesha Warsangeli ayaan arintan shirkan ka hadlin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*