26th July 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah alshabaabka beelaha Isaaq   u direen Koonfurta Soomaaliya ayaa ka hadlay booqashadii uu Wasiirka qorshayntu ku tegay gobolada  Sanaag iyo Sool . Waa nasiib daro in Caasimaddii Soomaaliya ee Muqdisho  ay ku sugan yihiin argagixiso diidan midnimada Soomaaliya iyo Soomaali oo cagaheeda ku istaagta, halka goboladii Soomaaliya ee  midnimada doonayey a ay isla argagixisaadi iska hor istagaan inuu booqdo madaxweynaha Soomaaliya.

Sawirka sare waa Odaygii alshabaabka ahaa  ee  soo kaxaystay Caruurtii ay dhaleen danyarta Koonfurta Soomaaliya si uu qaraxyo iyo dil  uga sameeyo degaanada Puntland. Waxayna isku beel yihiin alshabaabkan hoos  hadlaya

Hoos ka daawo alshabaabka Muqdisho jooga oo leh Wasiir Jamaal ma tegin Sool. Khudbadan hoose Wasiir Jamaal wuxuu jeedinayaa isaga oo ku sugan gobolka Sool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*