24th November 2024 admin Category :
Mid ka mid ah alshabaabka beelaha Isaaq u direen Koonfurta Soomaaliya ayaa ka hadlay booqashadii uu Wasiirka qorshayntu ku tegay gobolada Sanaag iyo Sool . Waa nasiib daro in Caasimaddii Soomaaliya ee Muqdisho ay ku sugan yihiin argagixiso diidan midnimada Soomaaliya iyo Soomaali oo cagaheeda ku istaagta, halka goboladii Soomaaliya ee midnimada doonayey a ay isla argagixisaadi iska hor istagaan inuu booqdo madaxweynaha Soomaaliya.
Sawirka sare waa Odaygii alshabaabka ahaa ee soo kaxaystay Caruurtii ay dhaleen danyarta Koonfurta Soomaaliya si uu qaraxyo iyo dil uga sameeyo degaanada Puntland. Waxayna isku beel yihiin alshabaabkan hoos hadlaya
Hoos ka daawo alshabaabka Muqdisho jooga oo leh Wasiir Jamaal ma tegin Sool. Khudbadan hoose Wasiir Jamaal wuxuu jeedinayaa isaga oo ku sugan gobolka Sool