18th April 2024  admin  Category :

Afar Gaari oo Ciidan ka buuxo  ayeey wateen  markii  ay  soo galeen gobolka Sanaag, hal Gaari oo Landcruiser  ahna waa ku laabteen markii saraakiishii Isaaq  ay ku laabteen Bariga gobolka Togdheer. Hal nin oo ka soo jeeda beesha Warsangeli oo  dhaqdhaqaaqa ciidankII ay soo geliyeen   lagu qarinayo waxa lagu reebay  magaalada Badhan. Askartii kale ilaa hadda meel ay aadeen lama yaqaan,

Inta Warsangeli ina Hebel oo la ogyahay inuu argagixisada la shaqeeyo ayaa halka maraya leeyihiin Gawraca iyo dhul balaasigu  waa sii socon doonaa,  ilaa nimanka argagixisada la shaqeeya  oo la garanayo  gacanta loo geliyo ciidamada la dagaalama argaixisada ee Muqdisho jooga sii loo maxkamdaeeyo, waxna looga waydiiyo waxa ay  ka ogyihiin alshabaabka ku jira buuraha Calmadow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*