7th May 2024  admin  Category :

Wiilashii Xabadi Xiis oo aabahood ay dileen beesha Isaaq ayaa u ciyaar tegay kuwii aabahood dilay

Waxaa Warbaahinta SNM, Ka soo muuqday Afar uu dhalay Ciyaar yahankii Xabado Xiis, oo Deegaan ahaan ka soo jeeday Gobolka Cayn ugu danbayna ay dishay Beesha isaaq,

Xabado oo ahaa ciyaar yahan U ciyaari jiray Gobolka Togdheer xiligii Dawladii Siyaad Barre, islamarkaana markii danbe u wareegay Gobolka sool markaas oo Laascaanood La siiyay gobol nimada ayaa ku baxay gacanta Beesha Isaaq,

Waxaa nasiib daro ah maanta afar uu dhalay xabado Xiis inay Ku Faanan Oo Warbaahinta isla soo taagan Waxaanu i ciyaar tagayna ama la ciyaarana Kuwii Aabohood Khaarajiyay,

Tani waxay Muujinasa Damiirka hooseeya ee Dhalinyarada SSC,

Wiil Isaaq ah kama suuro gasho laascaanood ama Buuhoodle oo aabihiis lagu dilay inuu u damashaad tago in u ku tago xabad iyo dagaal mooye,

https://web.archive.org/web/20110425034415/https://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7257

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*