27th May 2022  admin  Category :

Aabihii oo aan hubysnayn ayaa SNM dishay maantana wuu difaacayaa

Xildhibaan Maxamed jaamac mooris  Abihii Jaamac Mooris wuxuu ku dhintay Dagaalkii 2012 Ka dhacay Kalshaale waxaa aabihii kamid ahaa Allah ha u naxariistee Ragii jiida hore Kaaraha maamulka SNM ay ku mariyen

Maxamed jaamac mooris  ayaa markii aabihii ku dhintay Dagaalkii kalshaale waxa abaal marin looga dhigay in la siiyo booskaasi xildhibaanada ah

http://allsanaag.com/daawo-xasuuqii-kalshaale/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*