
14th March 2025 admin Category :
Aabihii oo aan hubysnayn ayaa SNM dishay maantana wuu difaacayaa
Xildhibaan Maxamed jaamac mooris Abihii Jaamac Mooris wuxuu ku dhintay Dagaalkii 2012 Ka dhacay Kalshaale waxaa aabihii kamid ahaa Allah ha u naxariistee Ragii jiida hore Kaaraha maamulka SNM ay ku mariyen
Maxamed jaamac mooris ayaa markii aabihii ku dhintay Dagaalkii kalshaale waxa abaal marin looga dhigay in la siiyo booskaasi xildhibaanada ah