28th May 2022  admin  Category :

Madaxda Soomaaliyeed, Mashruucani waa mid ay degaanda reer Sool ku aflagaadaynayaan

Gudoomiyihii horre Gobolka Sool ee PUNTLAND Abukar Cabdi Geelle (Bilidhig) ayaa ku eedeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya inay siyaasadeysay mashaariicda loo fulin lahaa bulshada Gobolka Sool iyo Buuhoodle,wuxuuna ka dalbadey inay soo cadeyso cidda ku haysata sheegashada dhulkaas,sida dowlado shisheeye Kenya ama Itoobiya.

Wuxuu kusoo beegmaya hadalka Bilidhig xilli saacadihii lasoo dhaafey baraha bulshada aad looga hadal hayay waraaq looga faaloonayo mashaariicda dibada ka timid oo dowlada dhexe loo soo marsiiyay Gobolladda Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*