26th July 2024  admin  Category :

Farmaajo oo afhayenkiisa u magcaabay weriye ka soo jeeda Sarmaanyo, gaobolka Sool

Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa loo magacaabay Af-hayeenka madaxweyne Farmaajo ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, kaddib markii dhawaan Agaasimihii xilkaasi loo dallacay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee madaxtooyada, maalin ka dib qoraal uu soo ka soo qoray shirkii Dhuusamareeb eee uu ku yidhi “Tareenkii waa dhaqaaqay reer Puntland iyo Jubblandna waa ka tegay”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*