18th December 2024 admin Category :
Mahad Salaad, Adiga, Caydiid iyo Jabhaddii USC, Idinku miyaad umadda Soomaaliyeed u sheegteen markii aad soo gasheen Muqdisho Sanadkii 1991 inaad u socoteen bur burintii qarankii Soomaaliyeed . Jawaabtu waa maya. Hadaba si umadda Soomaaliyeed kuu ogaato qofka aad tahay iyo inaad ka mid ahayd Mooryaantii ay Soomali ka degi wayday dhowr iyo labaatanka sano. Marka danbe oo aad qoraal soo qorayso ku bilow qoraalkaaga ” Aniga oo Mahdi Salaad ah, kana mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda Beesha Habargidir.