26th July 2024  admin  Category :

Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa Tikniko u soo kaxaystay Wiil dhalinyaro ah oo ku labisnaa Calanka Soomaalida magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

C/saaq Huruuse, Oo Kamida Dhalinyarada degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, oo ka soo jeeda beesha Garab sare oo dhowaan isla magaaladaas lagu afduubtay Odayaal ka soo jeeda beeshan, ayaa maanta isagana la dul keenay Tikniko oo la afduubtay, sababtoo ah calanka Soomaalida ayuu ku labisnaa.

Ismaaciil Xaaji Nuur , ayaa dhowr mar hore lagu soo eedeeyey inuu gobolka ka noqday dagaal ooge.

Nimanka maanta sheeganaya inay Ceerigaabo madax ka yihiin, waa kuwa hantidii dawladda Soomaaliyeed ku lahayd magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag inta ay gateen oo xaraasheen Guryaha kaga iibsaday Dalka Turkiga ,iyaga oo ku baxay Baasaboor Soomaali ah maantana Tukriga Guryahoodu uga sharciyeesan yihiin inay yihiin Soomaali

Allsanaag.com, news@Allasanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*