26th July 2024  admin  Category :

Golaha Dhexe ee Xisibiga Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa looga yeeray magaalada Adisababa, balse weey diideen ineey tagaan Addisababa. Waxaa dhab ah in dadka ay ku jiraan gacan gumeeysi, dadkuna aysan aheen xor. Maanta waxaa jira qolyo doonaya ineey kursiga ku fariistaan, laakiin waxeey noqon doonaan shaqaale gumeeyste uu meesha dhigtay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*