
10th July 2026 admin Category :
Wasiirka dekedaha Soomaaliya Abdulkadir Mohamed Nur oo markuu Alshabaabka ka tirsanaa loo yaqaanay Abu jihaad ayaa Awrkiraale u noqday siyaasiyiinta Hawiye ee doonaya inay daan daansadaan madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo







