26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo ay weheliyaan Madax ka socota Jubaland , Puntland DFS ,Waxarad iyo bulshada Kismaayo ayaa ka qayb galay aas loo sameeyey AUN Gen. Maxamed Warsame Darwiish oo ahaa Wasiirkii Arimaha gudaha Jubbaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*