18th April 2024  admin  Category :

Sarkaal ka soo jeeda Gobolka Sanaag ayaa mar kale lagu dilay gobolka Hiiraan

Sarkaal lagu magcaabo Cabdiqani Siciid Maxamed ( Takar Subagle) , oo ahaa taliyaha horinta sadexaad, ururka 1-aad ee GORGOR sidoo kalana soo noqday taliyihii Amniga doorshooyinkii Baladweyne ka dhacday ayaa lagu dilay qarax gaari loo adeegsaday oo lala beegsaday xerada ciidanka deegaanka Kalabeyr ee gobalka Hiiraa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*