26th July 2024  admin  Category :

Magaalada Garoowe ee caasumadda Dawladda Puntland ayaa waxaa aas loogu sameeyey AUN Marxuun Axmed Cabdullaahi Yuusuf ( Dowlad ) oo horay usoo noqday Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta dowladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*