23rd December 2024 admin Category :
Wasiirada Soomaaliya ayaa laga mamnuucay ogolaasho la’aan inay Talafishan iyo Idaacad soo hor fariistaan oo ka hadlaan, inay Face book iyo Twiter wax ku qoraan. Sidoo kale inaanay gabay, hees, geeraar iyo Buraanbur ayna wax ku sheegi karin oogolaansho la’aan
Allsanaag.com