3rd February 2025 admin Category :
Maanta arinta ka socota gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Tobon sano ka hor ka socotay goboladaas. Sida maanta SNM loogu soo hogaamiyey Degmada Hadaaftimo ayaa tobon sano ka hor maleeshiyaadka SNM loogu soo hogaamiyey Adhi cadeeye oo ah duleedka degmada Laascaanood, waxa KU xigtay Laascaanood OO maleeshiyaadka Isaaq gacanta ku dhigeen . Maxaa ku xigi doona mar haddii SNM soo gaareen Hadaaftimo.
https://web.archive.org/web/20070928123454/https://www.allsanaag.com/Details.asp?id=2083
https://web.archive.org/web/20070228160805/https://www.allsanaag.com:80/Details.asp?id=1061
https://web.archive.org/web/20070228160805/https://www.allsanaag.com:80/Details.asp?id=1066