8th December 2021  admin  Category :

Maanta arinta ka socota gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Tobon sano ka hor ka socotay goboladaas. Sida maanta SNM loogu soo hogaamiyey Degmada Hadaaftimo  ayaa tobon sano ka hor maleeshiyaadka SNM loogu soo hogaamiyey Adhi cadeeye oo ah duleedka degmada Laascaanood, waxa KU  xigtay Laascaanood OO  maleeshiyaadka Isaaq gacanta ku dhigeen . Maxaa ku  xigi doona mar haddii SNM soo gaareen Hadaaftimo.

https://web.archive.org/web/20070928123454/https://www.allsanaag.com/Details.asp?id=2083

 

https://web.archive.org/web/20070228160805/https://www.allsanaag.com:80/Details.asp?id=1061

https://web.archive.org/web/20070228160805/https://www.allsanaag.com:80/Details.asp?id=1066

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*