3rd January 2025 admin Category :
Askartii dagaal ooge Maxamed Qanyare Afrax, oo maalmo ka hor Muqsiaho lagu dilay iyaga oo hubaysan oo dagaal ridaya, dawladda federaalkau oo uu madaxweyne Farmaajo madaxweynaha ka yahay Guddi heer Qaran ah ayeey u saartay si loo raali geliyo beesha Murursade oo ay ka soo jeedeen. Halka weriyaha Afarta Cisho ku xiran Magaalada Muqdisho aan xitaa la ogayn sababata loo xiray. Dawladda Soomaaliyeedna ilaa hadda kama hadlin
“Waxay lacag ku qaataan inay buun buuniyaan sawirada dagaalka iyo burburka, halka anigu aan lacagtayda ku maalgeliyo in aan soo bandhigo dhinaca quruxda badan ee dalkayga #Somalia” Qoraalkan Mukhtaar Nuur waxaa uu 15 April 2017, ku daabacay qolkiisa Twitter-ka.