22nd December 2024 admin Category :
Mooryaantii Muqdisho ee magaca Xildhibaanka ku gaban jirtay ayaa dacalka haysata Dr. Bayle
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in dakhligii dekedda Muqdisho ka soo geli jiray uu kordhay. Siyaasiyiintii Hawiye ee horay u aaminsanaa in Dekeda Muqdisho laga masruufo dadka ku nool Bariga Afrka oo dhan ayaa saf u soo galay iyaga oo waydiinaya “Ar lacagataasi intee aaday” Ma Puntland ayaa la geeyaa mise ismaamulka Soomaalida Itoobiya, Hoos ka daawo Wasiirka maaliyadda Soomaaliya iyo Wasiirul dawlihii hire ee madaxtooyada Xilligii Xasan Culusoow