29th November 2024 admin Category :
Daawo siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya macno darada ay ka doodayaan halka umaddii ay magacooda ku joogeen baarlamaanka Soomaaliya ay haraad iyo gaajo ugu dhimanayaan wadooyinka . Daawo hooyo Soomaaliyeed oo todoba caruur ah oo ay dhashay mid mid u aastay iyada oo magacyadooda sheegaysa Maxamed, Mustaf, Aamina, salo, Abdi iyo Hidda. Afar Wiil iyo sadex gabdhood oo ay dhashay ayeey jidka dhinacyadiisa ku wada aastay.
https://youtu.be/2VwR2u4d-no