26th November 2026  admin  Category :

Cabdirashiid oo galbeed u jihaystay markii loogu xoog sheegtay Ceelbuh

Gudoomiyihii hore ee Puntland Cabdirashiid Jibriil, ayaa caawa saqdii dhexe ka dib ay ciidanka Puntland u sii galbiyeen dhanka galbeed ee gobolka Sanaag isaga oo ku sii jeeda xarunta gobolka Sool ee Laascaanood oo uu isagu codsaday inuu halkaas ugu tegayo asxaabtiisa Federalka ee hogaamiya Firdhiye ugu horeeyo.

Cabdirashiid ayaa gobolka u joogay inuu si dhuumaalaysi ah ciidan uga qoro dawladda Federaalka oo aan bulshada degaanku iyo Puntland ayna ogayn ujeedada laga leeyahay. Waana tan keenay in xoog lagu muquuniyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*