26th November 2024 admin Category :
Xasan Culusoow oo Xabsi ka baxsaday oo noqday Xildhibaan Soomaaliyeed
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow oo afartii sano ee uu Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa, Soomaaliya safka hore ka gashay oo noqotay dalka ugu musuqmasaqa iyo amaaanka xun caalamka intiisa kale. Maanta Xasan Culusoow waxa loogu abaal guday in musuqmaasaqii iyo qabyaladdii uu ku caan baxay inuu la sii dhex joogo Baarlamaanka Soomaaliya inta noloshiisa ka hartay. Sharcigani maaha mid Soomaali oo dhami ay wada ansixiyeen oo doorasho looga qaaday. Laakiinse waa sharci ay samaysteen tuug ka rajo qabta inay qabtaan hogaanka Soomaaliya, oo niyadda ku hayey marka ay sida Xasan culusow ay sameeyaan musuqmaasaq iyo eex inaan maxkamad lagu hor keenin denbiyadooda oo ku gabadaan ama y ku nabad galaan magac Xildhibaan Soomaaliyeed
https://youtu.be/mfuPEAiwBMs