Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th May 2025 admin
Waa maxay xukunka quraanjo tahriibinta? Xukun ku dhacay rag lagu qabtay ayagoo quraanjo dhoofinaya Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa ku xukuntay afar nin min hal sano oo xadhig ah ama ganaax dhan $7,700 (£5,800), ka dib markii lagu helay …

8th May 2025 admin
Hindiya oo weerar gantaalo ah ku qaadday Pakistan Tiro qaraxyo ah ayaa laga maqlay dhowr meelood oo ku yaalla Pakistan iyo qaybta ay Pakistan xukunto ee gobolka Kashmir ayadoo Hindiya ay sheegtay inay weerar ku qaadday “tas-hiilaadka argagixisada” ee sagaal …

8th May 2025 admin
Xoogagga aadka u jecel in Soomaalidu wax ku qaybsadaan ‘ Waqooyi iyo Koonfur, oo uu hogaamiye u yahay madaxweynha Dawladda Soomaaliya ayaa caawa siyaasiyiintii reer Waqooyigu ku kulmeen magaalada Muqdisho. Hogaamiyaha Khaatumo oo safka hore ugu jira kooxdan u ololaynaysa …

Dhacdooyinka argagaxa leh ee ninkan Soomaaliga ah ka xusuusto tahriibayaal xoog badda loogu daadiyay
8th May 2025 admin
Dhacdooyinka argagaxa leh ee ninkan Soomaaliga ah ka xusuusto tahriibayaal xoog badda loogu daadiyay Maxamed Cabdullaahi Maxamuud waa 35 jir. Waligiis maaha mid illaawaya safarkii uu doonta kaga soo raacay Jabuuti kuna aaday Yemen. Wuxuu dhoofay isagoo 20 jir ah.…