28th November 2024 admin Category :
Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan wax ka badaley tirada lagu ridi karo guddoonka baarlamaanka iyo xubnaha baarlamaanka taas oo lala simay midda lagu ridi karo madaxweeynaha iyo madaxweeyne ku xiggeeynka. Hadaba arrintan ayaa waxa ka hor yimid nimanka la baxay Aaran Jaan oo daaha gadaashiisa ka maamula maamulka Puntland. Hadaba, arrintaas khilaafka dhalisay sidee ayaa loo arkaa?