27th April 2024  admin  Category :

Wasiiradda Wasaaradaha Gargaarka Soomaaliya Khadiija Max’ed Diiriye iyo Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa, ayaa hawada isu mariyay eedaymo culus.

Labadan Wasiir oo laysku badalay markii Ra’iisul wasaare Rooble soo dhisay xukuumadiisa.

?????? ????? – ”Muddo seddex bilood waxay igu qaadatay wasaarada inaan dejiyo xafiis u raadiyo Wasaaradda markii aan la wareegayey may lahayn xafiis lagu shaqeeyo.

Shaqaalaha Wasaaraddu sanad iyo bar ilaa iyo laba sano fasax baybku maqnaanyeen mushaaharna waa qaadanayeen, markii aan weydiiyey halka lagu shaqeeyana waxaa la ii sheegay iney wasaaraddu lahayn xaruun ay ku shaqeyso shirarkana lagu qabto huteellada iyo xaafadaha.

“?????? ????????-“Wasiir Xildhibaan Xamse Xusuuso haddad xis-leedahay Abboowe

Ileyn Afaadan-laheyn gacan-masaartidHanti-qaran waligeey leyguma eedeyn28-okt/2020 ayuu igu wareejiyey xilka Wasaaradda Gargaarka & Masiibooyinka ilaa iyo hadana wuxuu heystaa gaarigii hantida Wasaaradda lagu iibiyey weliba aydoo uu amar-ku-bixiyey Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka in uu soo celiyo ilaa iyo hadana lagama haayo”.

.

khadiija diiriye oo ka jawaabtay hadal uu jeediyay wasiirka isboortiga soomaaliya
khadiija diiriye oo ka jawaabtay hadal uu jeediyay wasiirka isboortiga soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*