28th November 2024 admin Category :
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland C/llaahi Cali Xirsi (Tima-cadde), oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka jawaabay
hadalo gaf ah oo kasoo yeeray Maamulka Somaliland.