23rd October 2024  admin  Category :

Puntland ma saarin wax xayiraad ah Ganacsiga gobolada iyo degmooyinka Soomaaliya

Waxaan Ku wargelinaynaa dhamaan bulshada reer Puntland iyo tan Somaaliyeedba in aysan jirin wax xayiraad ah oo LA saaray ganacsiga isaga kala goosha dhamaan gobolada iyo degmooyinka soomaaliya iyo wadamada jaarka nahay , iyadoo waliba lasii fududeeyey sidii ganacsatadu Ku gaarsiin lahayd ummada somaliyeed daruuriyaadaka xilliga lagu guda jiro cabuqa Covid-19 iyo Bisha barakaysan ee ramadan we soo socta

Gudiga Dhaqaalaha iyo Maciishada-Puntland

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*