22nd October 2024  admin  Category :

Shacabka maamul goboleedka Hargeeysa ayaa qaati ka taagan musuqmaasuqa iyo isdaba marinta ka taagan deeganadooda. Hadaba, dadka ayaa niyad jab ka qaaday hoggaamiyayaashooda, waxeeyna dadka jeclaan lahaayeen waqtigan in sheekada goosashada meel la iska dhigo oo dadka Soomaaliyeed dhinac laga raaco. Musuqmaasuqa ka jira maamulka Hargeeysa ayaa wuxuu gaaray xitaa in la xaraashtay wixii hanti aheed oo dawladdii Kacaanka ay ka tagtay, wax lagu soo darro iska daa.

https://youtu.be/8ReTBg0TCAQ

Allsannaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*