30th September 2023  admin  Category :

Dagaalka Gaalkacyo waa mid welli taagan, xalna aan laga gaarin. Dhawr jeer oo xabad joojin la isku dayeyna, waxaa jebiyey maamulka Koonfureed. Arrimahan soo noqnoqday ee dagaalka Gaalkacyo waxaa xalkeeda la gaari karaa marka Puntland ay yeelato hoggaamiye ka duggan midka haddeer jirra.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*