31st October 2024 admin Category :
Miisaaniyadda Puntland oo la mid noqatay Wadamo badan oo ka mid ah caalamka
Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa lagu ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020 oo dhan $346,416,158.99.