22nd October 2024  admin  Category :

Daamurkii lagu gogli lahaa jidka Barakaysan ee Ceel- Daahir ilaa Ceerigaabo ayaa qayb ka mid sooo gaartay degaanka.

Laamigan oo qaab isku Tashi ah ay ku dhisayaan Shacabka iyo Dawladda Puntland ayaa wax wayn ka tari dari doona isku socodka iyo Dhaqaalaha Gobolka Sanaag.

No photo description available.
No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*