27th December 2024 admin Category :
Beesha Isaaq oo ku midowday argagixinta bulshada gobolka Sanaag.
Beeshii Habar yoonis iyo Caare oo horay u oran jiray waxaan ka xoroobaynaa Jeegaanta ayaa hadda noqday kuwa hor boodaya maleeshiyaadka aadka u hubaysan ee ka yimid galbeedka.
Maleeshiyaadkan ka yimid Galbeedka, waxay si nabad ah ku soo dhaafeen ama ku soo dhex mareen dhamaan degaanada ay degaan beesha Habar yoonis. Geel iyo xoolo ayaa loogu qalayey degaanadaas iyaga loogu hablyeeynayo inay qabsan doonaan degaano ay Faqashtu degto .
Ismaaciil Xaaji nuur iyo beeshiisa Habar yoonis oo dano siyaasadeed ka leh gobolka Sanaag ayaa sida muuqata u hirgalshay riwaayad ay ka gadeen madaxda Puntland. Laakiinse bulshada gobolka Sanaag ayaa la sugayaa jawaabta ay ka bixiyaan.
https://allsanaag.com/jabhadeen-puntland-umma-baahna/