• ALLSANAAG.COM

23rd October 2024  admin  Category :

Qof  Dumar ah oo iyada oo aan ogayn Libaax soo jiidatay

Qof dumar ah oo ka soo jeeda Dalka Maraykanka ayaa hadda  ka soo laabatay suuxdin ay ka qaaday markii ay ogaatay waxa ay jiidaysaa oo Kalabkeeda ama Eeygeeda ku dhegani inuu  yahay Libaaxa Buuraha.

Qoftan Dumarka ah, oo aan magaceeda la sheegin, ayaa waxay rumaysnayd ama u malaynaysay inay kala celinayso Labo Eey oo is dagaalaya “dog fight” oo u dhexeeya Eygeeda iyo mid kale oo ku dagaalamayey  gurigeeda hortiisa, markii ay si kedis ah u ogaatay inay waxay  ay jiidaysaa oo ay Eygeeda ka fujinaysaa inuu yahay Libaax Duur joog ah

Ka dib markii ay ogaatay waxa ay gacanta ku hayso wuxuu yahay  , waa suuxday _ xogitaana waa soo gaaray_ waxayna u yeertay ninkeeda oo  guriga ku jiray  oo qorigu u cabaysan yahay si uu u badbaadiyo

 

Intii uu ninkeeda soo socday Libaaxii iyo Eeygeedii waa isa sii daayeen, Dhowr xabo markii lagu Libaaxii waa baxsaday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*