28th November 2024 admin Category :
Madaxweynaha Puntland oo ku yara daalay magcaabistii golaha wasiiradda oo ay sababteedu tahay, isaga oo aan filayn inuuu ku guulaysanyo hogaanka Puntland iyo Cabdiraxmaan Faroole oo kursiga kula fadhiya ayaa hadda sheegay inuu Qol isku soo xiri doono,
Qoraal ka soo baxay xafiiska agaasimaha guud ee madaxtooyada Puntland, Cabdinaasir Biixi Soofe oo lagu wargeliyey dhammaan golayaasha dowladda, ayaa lagu sheegay in la hakiyay, ballamihii iyo qaabilaadii madaxweynaha ilaa iyo amar dambe.
Qoraalka ayaa lagu xusay inay jiraan Duruufo, laakiinse Duruufuhu waxay yihiin lama sheegin,