25th November 2024 admin Category :
Maleeshiyo beeleedkii Muqdisho ee la lahaa waa Ciidan Qaran, maanta nin walba beeshiisii ayuu aaday, Ciidankan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur uu dhoola tuska Muqdisho ku samaynayo, oo uu ku cabsi gelinayo madaxweyne Faramaajo waa ciidankii ku mushahaar qaadan jiray dawladda Federaalka oo uu madaxweyne Farmaajo Habeenada la soo seexan jiray, isaga oo aan fahansanayn inay hal beel ka soo wada jeedaan ciidanka loogu sheegayo inay yihiin ciidan qaran
Maleeshiyaadka kore waa Beesha uu ka soo jeeda Cabdiraxmaan cabdishakuur
Taliyaha hoose waa beesha Xasan Khayre iyo Xasan Xaad ka soo jeedaan
https://allsanaag.com/ma-ciidan-qaran-baa-mise-waa-mooryaan/
https://allsanaag.com/xukumada-farmaajo-ma-albarakaat-ka-qaad-oo-albarakaat-udhiib-baa/