25th October 2024  admin  Category :

Fanaanka BK,  heeso uu qaado  ma lagu   dhamayn karaa qabyaakadda Beelaha Isaaq dhexdooda taal  iyo tan umadda kale ay  ku cunsuriyeeyaan, gaar ahaan Soomaalida Koonfurta

Gacan ku dhiigle Muuse Biixi ayaa  Qandaraas Lacag Badani ku Baxayso ku Siiyey Wiil Ganacsade ah oo u Adeer u yahay Iyo Fanaanka Bk Inay degaanada beelaha Isaaq degaan l kusoo Qabtaan Bandhig-faneed Qabyaalada lagula dagaalamayo
Horjoogaha SNM Muuse Biixi , ayaa qandaraas ku siiyey Wiil uu adeer u yahay oo ganacsade ah iyo fanaanka Maxamed Siciid Bk, dhaqaale xadigiisu badan yahay inuu Fanaanku beelaha Isaaq   kaga wacyi-geliyo  qabyaalada, isla markaana kusoo qabto bandhig fanneedyo Lacag la’aan ah.
Fanaanka Maxamed Siciid BK iyo ganacsadahan kasoo jeeda beesha  Habar awal , ayaa qorshahan lagu siiyey Lacag 100’000, Dolar ah, iyadoo hadda lacagtaa loo sii daayey 50,000, Dolar oo lagu soo samaynaayo bandhig faneedyada degaanada beesha . Iyadoo qorshahan wacyigelinta ee bandhig faneedka todobaadkan lagu qabtay Habeenkii Hargeysa huteel  .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*