29th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Jibriil, ayaa  noqday xildhibaankii labaad ee ka soo jeeda gobolka Hayland ee  loo doortay inuu ka mid noqdo Baarlamaanka Puntland.

Beesha Gaashaanbuur ee Warsangeli ayaa mar labaad Cabdiraxmaan Cali Jibriil u doortay Xildhibaankooda u metelaya Baarlamaanka Puntland.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*