27th November 2024 admin Category :
Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliyeed waa wada dagaal oogayaal aan ka ahayn Muse Biixi oo horay madax uga ahaa jabahaddii SNM ee dadka badan ku xasuuqay waqooyiga Soomaaliyana. Maantana doonaya inuu Soomaaliya kala gooyo. Laaluushku sida daxalku Birta u cuno Birta ayuu qofka bani aadamkama u bahdilaa. Lacagta Farmaajo ku bixiyey amaantiisa ayaa maanta darajadaa liidata oo runtii iyo beentii uu kala garan waayo gaarsiisay Amin caamir
https://allsanaag.com/calanku-soo-maaha-kii-snm/