29th April 2024  admin  Category :

Cali Buureed Maalintuu ahaa wasiirka Kaluumaysiga Somaliland ee  uu  Siilaanyo sida dhuumashada ah badda u soo mariyey oo Laasqoray keenay   , ayaa Odayaasha magaalada mid ka mid ah wuxuu u ii dhiibay Daynamaddii Ceelka Lasqoray  oo markaas xumaatay, si Hargaysa loogu soo sameeyo . Ilaa hadda Daynamaddii waa ku mqan tahay Cali buureed , Maanta ninkii noocaas ahaa  ahaa wuxuu u ordayaa Xildhibaan Puntland ah, isaga oo rajo ka qabo lacagta beesha Isaaq soo siiyeen inuu Gudoomiye Baarlamaan ku noqdo

Kaftanka Siyaasada 126 oo aad u xiiso badan todobaadkani

https://youtu.be/q4o97BEcWIA

https://allsanaag.com/qurbaawi-iyo-dhoore-oo-danaynaya-inay-ka-mid-noqdaan-baarlamaanka-puntland/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*