23rd December 2024 admin Category :
Farmaajo oo shirkii Qaramada midobey uga baaqday khlilaafka beelaha Habargidir
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday ka qeyb galka Shirka Golaha Guud Qaramada Midoobey ee ka dhacaya magaalada New York.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u ambabaxay magaalada New York.
Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa shirka ka jeedin doona khudbad, isagoo ka wakiil ah Madaxweyne Farmaajo.
Madaxweynaha ayaa uga baaqday shirka Qaramada midoobey ee uu kula kulmi lahaa madaxda caalamka qaarkood sidii u dhexaadin lahaa khilaafka beelaha Habar gidir ay isku haya maamulka Galmudug , isaga oo markii horeba ahaa nin jilicsan ayaa waxa cabsi geliyey qaar ka mid ah siyasiyiinta Habar gidir oo warbaahinta uga soo booteeya,