22nd December 2024 admin Category :
Wiil uu dhalay Donald Trump ayaa isaga oo diidan in gebi ahaanba loo soo qaado dalka Maraykaka qaxooiga dhibaataysan ee reer Siiriya wuxu internetka soo dhigay qoraalkan
Haddii aniga oo haysta Madiibad ama Baaquli Nac nac ah aan kugu iraahdo waxa ku Jira sadex xabo oo ku dilaya haddii aad cunto, ma ka qaadan lahayd cantoobo oo sacabka ma buuxsan lahayd sidaa waxa soo qoray mid uu dhalay Odayga Cunsuriga Donald Trump oo la yiraahdo Donald Trump Jr “Sidaa waxa ka dhigan qaxootiga Siiriya ayuu sii raaciyey