27th December 2024 admin Category :
Xasan Xaad iyo Odaayaashii Hawiye ayaa maanta Calanka Itoobiya ku sawiran. Afhayeenka beelaha Hawiye Xasan Xaad iyo Odayaasha Muqdisho, waxay sababtooda lahaayeen dhimashada Soomaali badan oo dilkooda marmarsiiyo uga dhigan jiray Itoobiya ayeey la socdaan . Wiilashii Puntland ka tegay 2007, ee inta la dilay maydkood dhulka la jiiday maxay oran lahaayeen haddii ay arki lahaayeen Odaayshii sababay diikii fool xumada lahaa ee loo gaystay oo calanka Itoobiya ku sawiran xilna ka baryaya Risawasaaraha Itoobiya.
https://youtu.be/qRjqGZZw5RA