24th December 2024 admin Category :
Cabdiraxmaan Dhoore oo ka tirsanaa xisbiga Kulmiye ee beesha Habar jeclo iyo Qurbaawi oo isaguna ka tirsanaa xisbiga wadani ee beesha Habar yoonis, oo labaduba u orday inay ka mid noqdaan xildhibaanada Somaliland, ayaa hadda doonaya in beelaha Rer Saalax iyo Nuux Cumar ee Warsangeli ay uga mid noqdaan baarlamaanka Puntland. Kuwii caruurta korsnayey ayaa la qaatay