29th April 2024  admin  Category :

Haddii 100 jir xaalad caafimaad dibadda  loogu  qaaday, haddii waa dhaqaaqday in badhida laga soo shiilo loo qaaday, haddii Aadan Siiro iyo Cali Mareexaan in Kelyo ay  la soo baxaan loo qaaday. Waad garan kartaa waxa qolka cidlada ah loogu ilaaway  Cali Sandule .

Madaxweynhii hore ee maamulka Sonmaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa shacabka goboladaasi waxay ku naanaysi jireen ” Waa dhaqaaqday” iyaga oo magaca ugu bixiyey culays cayilnimo ah oo gadaal ka saarnaa, oo wax ka bedelay socodkiisa. Markii danbe maamulka Somaliland ayaa dibadda u qaaday si looga soo shiilo  culayskii saarna

https://youtu.be/fX1WRp8UZvU

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*