20th December 2024 admin Category :
Dhamaan madaxda ka soo jeeda beesha Isaaq ee ku sugan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxay isku raaceen in ay dawadda Soomaaliya ay ka baxayaan haddii aan la siin Beesha Isaaq 11 Xildhibaan ee aqalka sare ee ka imanaya waqooyiga Soomaaliya.
Xildhibaanadii ka soo jeeday beesha Dhulbahabte ee laga sugayey inay jawaab cad ka bixiyaan arintan Maareeye iyo Maxamed Cumar Cartan ay qaranimaddii Somaaliyeed ka doorteen qabiil iyo inay marmarsiiyo ugu raadiyaan in Beeshoodu Soomaali ineetda kale ka go’aan. Ayaa iyagii hadda waxay bilaabeen inay baryootabaan oo rag aan faraha wax ku ahayn, waxna u ogolayn ay uGu baaqaan inay gogol la soo friistaan oo wax wada qaybsadaan
Xildhibaanadii kale ee ka soo jeeday gobolka Sanaag ee ku jiray suuxdinta dheer iyagu weli waxay ku jiraan suuxdintanta dheerayd oo wax jawaab ah laga sugi mayo
https://youtu.be/LVR4tspn7MM