29th November 2024 admin Category :
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo u jawaabay hadal qabyaaladaysan oo shalay ka soo yeeray Raisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed CumarCartan
Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon, ayaa markii jabhadkan SNM qoraalkan soo dhigay ugu jawaabay sidan ”
Laakiin Somaliland dawlad ahayd oo 1960 Xamar geysey ma jirin Calankaas buluuga ah baa la wada qaatay , iminkana beesha dhexe ayaa rabta iney Somalia ka go’do inta kalena khasab ku kaxaysato deeqaha iyo horumarkana isku koobaan taasina ma suurta geleyso oo cidna lama jujuubi karo.
Deeqaha sanduuqa Somaliland ku dhaca qoondada gobollada kale laga siiyey waa sidan
Awdal 5%
Sanaag 5%
Sool 5%
waxa muuqata in Siyaasiyiinta Jeegaanta ee Xamar joogta ay taageerayaan in Somalia kala go’do .
Waase idin aragtaa Soomaalida kale .