27th November 2024 admin Category :
*(( وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ ))*
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Bashiir Cabdulaahi Muuse ( Hooyo Jacayl)
Marxuum Bashiir Cabdulaahi Muuse (Hooyo Jacayl) , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin.
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ” مَا مِنْ مُسْلِمٍ تُصِيبُهُ مُصِيبَةٌ فَيَقُولُ مَا أَمَرَهُ اللَّهُ ( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ) اللَّهُمَّ أْجُرْنِي فِي مُصِيبَتِي وَأَخْلِفْ لِي خَيْرًا مِنْهَا إِلا أَخْلَفَ اللَّهُ لَهُ خَيْرًا مِنْهَا (رواه مسلم)
صبركم الله